Published:

    

Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixisay xaaladihii ugu danbeeyay ee xanuunka Coronavirus.
Agaasimaha waaxda xidhiidhka arrimaha bulshadda ee wasaaradda caafimaadks Somaliland Dr. Xuseen Maxamed Yuusuf, ayaa ka hadlay xaaladihii u danbeeyay ee todobaadyana ee Covid-19.

 

News Related