Published:

   Wasaaradda dhallinayada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa xulka gobolka Hawd ku ganaaxday in tartanka Ciyaaraha gobollada Somaliland ay ka maqnaadan muddo shan Sanno ah.

Sidoo kale waxay ganaax ku riday Ciyaartooyda iyo tobabarayaasha oo lagu eedeyey inay carqaladeeyeen habsami u socodka Ciyaarta.
Kadib markii ay gacan u qaadeen garsoorihii iyaga oo dil ugu hanjabay masuuliyiin ka tirsan Waaaaradda ciyaaraha.
Guddida anshaxa ayaa sidoo kale goolhayaha gobolka Daadmadheedh ku ganaaxay inuu tartanka gobollada Somaliland ka maqnaado muddo laba Sanno iyo saddex bilood ah.
Waraaqda go’aamadda wasaarada coyaaruhu soo saartay waxay u dhignaayeen sidan:

News Related