Wasiirka isgaadhsiinta iyo tignoolajiyadda Somaliland ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee magaaladda Tog-Wajaale.
Wasiirka waxaa kormeerkaasi ku wehelinayay badhasaabka gobolka Gabiley iyo masuuliyiinta degmadda Tog-Wajaale.