Published:

Jig-jiga (Hargeisa Press): Shir u dhexeeya Somaliland iyo dawlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa maanta labadda dhinaca ku dhexmaray magaaladda Jig-jiga.
Shirkaasi ayaa la sheegay in uu la xidhiidhay sidii ay labadda dhinac isaga kaashan lahaayeen arrimaha amaanka gaar ahaana ugaadhsiga sharci darrada ah ee duur-joogta.
Dhinaca Somaliland waxaa shirkaasi uga qayb galay agaasimaha guud ee wasaaradda deegaanka C/naasir Axmed Xirsi.
Badhasaabyadda goboladda Awdal iyo Gabiley iyo masuuliyiin kale.

 

News Related