Published:

    

Shirkii ICT-ga Somaliland oo shalay lagu soo gebagabeeyay magaaladda Hargaysa ayaa laga soo saaray qodobo lagu horumarinayo Tignoolajiyadda.
Qodobadii xidhitaanka shirkaasi laga soo saaray waxaa ka mid ahaa in samaynta siyaasad lagu yaraynayo farqiga u dhexeeya qaybaha tignoolajoyadda.


In la sameeyo shuruuc ilaalinaysa hal-abuurka tignoolajiyadeed uu qofku la yimaado.
In manhajka disgiyadda lagu darro barashadda ICT-ga iyo in la kordhiyo adeegyadda ay dawladu ku bixiso nidaamka Electroniga ah.
War-murtiyeedkii laga soo saaray gebagebadda shirkaasi oo 14 qodon ka koobnaa, waxa uu dhignaa sidan:

 

News Related