Kulan ku saabsan adeegyadda gar gaarka dega dega ah ee ay ka wada shaqeeyaan wasaaradad caafimaadka iyo dawladaha hoose ee maanta lagu qabtay magaaladda Hargaysa.
Waxaana kulanakaasi ka soo qayb galay agaasimeyaasha guud ee wasaaradda caafimaadka Somaliland iyo arrimaha gudaha.
Sidoo kale waxaa kulankaasibka soo qayb galay maayar ku xigeenka caasimadda Hargaysa iyo masuuliyiin kale.