Gabileynewsonline.com
Gudoomiye Kuxigeenka Xisbiga Kulmiye Oo Kormeer Ku Tagay Goobaha Ay Diwaan Galintu ka Socoto Ee Gobolka Gabiley
December 2, 2020 - Written by admin

Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbiga kulmiye Axmed Cabdi Dheere iyo oo ay weheliyaan masuuliyiinta xukuumada katirsan iyo maamulka gobolka gabiley ayaa kormeer indho indhayn ah ku tagay goobaha ay diwaan galintu kasocoto ee degmada wajaale iyo deegaana kale oo katirsan gobolka gabiley

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News