Gabileynewsonline.com
Odoroska Miisaaniyad Sanadeedka 2021-ka Oo La Hor Geeyay Golaha Wakiiladda
December 8, 2020 - Written by admin
    

Wasiirka Maaliyadda Somaliland ayaa golaha Wakiiladda u gudbiyay odorska miisaaniyad sanadeedka 2021-ka.
Waxaanu wasiirka xildhibaanadda faahfaahin ka siiyay odoroska Miisaaniyadda 2021-ka iyo meelaha la filayo in ay ka soo baxdo.
Miisaaniyadda dawlada dhexe ayaa gaadhaysa 2 tiriliyan iyo boqol iyo 2 bilyan oo shillin.
Waxaanay miisaaniyadii sanadkii hore ka badan tahay 2.7%.
Sida uu sheegay wasiirka maaliyadda Dr. Sacad Cali Shire, oo xildhibaanadda uga warbixinayay odoroska miisaaniyadda.

 

COMMENTS
Latest News