Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Wasiirka Biyaha Somaliland Oo Markale Kormeer Ku tagay Ceelasha Biyaha Botor Ee Gobolka Gabiley
December 9, 2020 - Written by admin

Wasiirka wasaarada biyaha somaliland Maxamed Muuse Diiriye ayaa maanta markale kormeer ku tagay gobolka gabiley isagoo soo kormeeray ceelasha biyaha ee deegaanka botor ee gobolka gabiley ee biyaha siiya magaalooyinka wajaale iyo gabiley.

Waxaana wasiirka warbixin kasiiyay xaalada biyaha iskuduwaha wasaarada ee gobolka iyo mareeyaha wakaalada biyaha ee degmada wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News