Gabileynewsonline.com
“Qolyaha Bari Iyo Galbeed Yimid Ee Doonaya In Ay Iska Sharaxaan Maroodi jeex, Waxaan Leeyahay Kuraasidiina Lasoo Guura”Siyaasi Dhoolayare
December 9, 2020 - Written by admin

Siyaasi Aadan Axmed Cilmi dhoolayare oo kamid ah siyaasiyiinta ree Somaliland eek u abtirsada gobolka maroodi jeex iyo ceelka hargaysa ayaa ka hadlay dadka kazoo jeeda gobolada bari iyo galbeed ee doonaya in ay iska sharaxaan gobolka maroodi jeex oo labaatan kursi ku leh golaha waiilada

Sidoo kale siyaasi dhoolayare ayaa sharaxay kuraasida hargaysa iyo cida loo qoondeeyay isagoo xusay in loogu talo galay dadka degan gobolkan balse dadka kazoo jeeda gobolada bari iyo galbeed ee doonaya caasimada in ay iska sharaxaan in ay lasoo guuraan kuraasidii ay ku lahaayeen gobolada ay kazoo jeedaan,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News