Gabileynewsonline.com
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo Khalad Weyn Ku Tilmaamay Nashqadda Cusub Ee Diyaaradda Hargeysa
December 12, 2020 - Written by admin
Home 
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde
    

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay dib u habaynta lagu sameeynayo taalada Diyaaradda ee magaalada Hargeysa.

Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde ayaa waxaa uu sidoo kale hadley nashqada cusub ee xukuumadu u samaysay Diyaarada, isagoona sheegay in khalad weyni ku jiro naqshada diyaaradaasi.

COMMENTS
Latest News