Gabileynewsonline.com
Gudida Qandaraasyada Qaranka Oo Ku Dhawaaqey Shirkadaha Ku Guulaystay Qandaraasyo Ay Hore Tartankooda Ushaaciyeen.
December 13, 2020 - Written by admin

)Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa maanta shaaciyay shirkadaha ku guulaystay 8 mashruuc oo hore loo shaaciyay.

Guddoomiyaha qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Suleebaan ayaa ku dhawaaqay shirkadaha ku guulaystay mashaariicdaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
Latest News