Gabileynewsonline.com
Xog Ururin Laga Sameeyay Saldhigyadda Booliska Oo La Soo Bandhigay
December 23, 2020 - Written by admin
    

Ciidanka booliska Somaliland ayaa soo bandhigay qiimayn iyo cilmi baadhis lagu sameeyay saldhigyadda booliska ee goboladda dalka.

Cilmi baadhistaasi ayaa lagu qiimanayay aqoonta iyo khibarrada ciidamadda ka hawl gala saldhiyadda booliska dalka.

Taasoo ay fuliyeen saraakiil ka tirsan taliska ciidamadda Somaliland.

Waxyaabihii ka soo baxay qiimayntaasi iyo macluumaadkii laga soo ururiyay ayaana maanta lagu soo bandhigay magaaladda Hargaysa.

Daawo: Warkaasi:

 

COMMENTS
Latest News