LATEST NEWS DAAWO;-Haweenka Xaadha Habeenkii Xiliyada Danbe Ee Habeenkii Suuqa Magaalada Hargaysa Oo Ka Warbixiyay Duruufaha Qalafsan Ee Ay Ku Sugan Yihiin
January 22, 2021 - Written by admin
Haweenka xaadha xiliyada danbe ee habeenkii suuqyada magaalada hargaysa ayaa ka warbixiyay duruufaha nololeed ee ay ku sugan yihiin iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan.

Sidoo kale haweenka nadiifiya suuqa magaalada hargaysa ayaa sheegay in ay dhaqaale kooban ka heleen taasi oo aan ku filnayn noloshooda iyagoo wakhtiyada qaar lakulma dhibaatooyin ay kala kulmaan dibjirta iyo dadka isticmaala maandooriyaha oo naftooda halis galiya.