Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Jidh Dil Iyo Xadhig Ay Ciidamada Boolisku Kula Kaceen Suxufiyad Hoodo Garays!
February 22, 2021 - Written by admin

Masuuliyiin katirsan Xisbiga Mucaaridka ah ee Wadani Ayaa hoyga ay ka degan yihiin ku booqday magaalada hargaysa Hoodo Garays Iyo Hooyadeed oo ciidamada booliska somaliland iskugu dareen  Jidh Dil Iyo Xadhig .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News