Gabileynewsonline.com
Hogaanka Xisbiyada Mucaaridka Oo Hadhimo Sharafeed Sabootin Ah Ku Maamuusay Safiirka Midawga Yurub.
July 25, 2021 - Written by admin

Warning: Trying to access Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka Somaliland ee Wadani Iyo Ucid ayaa casuumad sabootin ah magaalada hargaysa ugu sameeyay safiirkii midowga yurub uqaabilsanaa somaliya iyo Somaliland oo hada xilka kasii dayaga kana soo qabgalay bandhiga buugaagta hargasya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News