Published:

siyaasi cabdilaahi cukuse oo katirsan xisbiga wadani ayaa ka dayriyay in ay suurto gal tahay in ay qabsoomaan wada hadal ubalansan yihiin xukuumada iyo mucaaridka oo lagag wada hadlayo doorashooinka dalka kusoo foole ,khilaafka komishanka

Sidoo kale siyaasi cukuse ayaa sigaara ula hadlay madaxdhaqameedka beesha habar jeclo oo uu ka dalbaday in ay  dalka ukala gurmadaan maadama ay yihiin beesha kaliya ee aan lahayn musharax madaxwayne

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

News Related