Published:

-Wasiiro maamulka gobolka gabiley ka degmada, xildhibaano katirsan golaha wakiilada iyo ka degmada waxgaradka iyo xubno kale ayaa deegaanka caada ee gobolka gabiley kaga qaybgalay munaasibad cisbitaalka caada loogu wareejinayay gaadhi Ambulance ah.

 

Ururka DDI Oo ah urur ka shaqeeya horumarinta degaanka iyo waxbarashada ayaa si mutawacnimo gaadhigan Ambulance ugu deeqday cisbitaalka deeganka caadi oo baahi wayn uqabay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

News Related