Caynaba: Cuqaal Waxgarad iyo Hween Lagu Tababarayo Dastuurka iyo Waddaniyadda
June 13, 2022 - Written by admin
):Wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka JSL ayaa maanta magaalada Caynaba ee xarunta gobolka Saraar ka daah-furtey tababar ku saabsan Dastuurka iyo Waddaniyadda.0

Furitaanka tababarkaasi waxaa ka qayb galay gudoomiyaha gobolka Saraar Maxamed Cismaan Xaaji Axmed, Maayirka Degmada Caynabo Xasan Yuusuf Aadan, iyo masuuliyiin ka socday wasaaradda xidhiidhka goleyaasha.