Ciidanka Nabadgalyada Wadooyinka Oo Ka Hadlay Xaalada Gabadh Yar Oo Gaadhi Jiidhay Iyadoo Ku Seexatay Shandad Ay Ku Ciyaaraysay
July 28, 2022 - Written by admin
Ciidamada Nabadgalyada wadooyinka Somaliland ayaa ka warbixiyay dhaco naxdin leh kadib markii gabadh yar oo ku seexatay shadad ay ku ciyaaraysay uu gaadhi jiidhay
Ciidamada nabadgalayada wadooyinka ayaa sheegay in gabadhii yarayd xaaladeeda caafimaad lagula tacaalayo cisbitaalka hargaysa
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
