Published:

Maxkamada degmada gabiley ayaa maanta xoriyadiisii usoo celiyay aare saleebaan cawleed oo ku xidhnaa magaalada gabiley mudo 69cisho ah kadib markii lagu waayay dambigii lagu soo oogay

Qareenka udoodayay aare saleebaan ayaa ka hadlay sida ay maxkamadu usii daysay iyo eedihii loo haystay oo lagu waayay

Dhanka kale ehelada Aare saleebaan cawleed iyo isago ayaa ka dareen celiyay siidaysantiisa iyagoo umahad celiyay cidkasta oo ka qayb qaadatay siidayntiisa.

9 Milyan Ee Abtiyaday Ee I Cawiyey Way Mahadsanyihin & Inti"Aare Inankii Reer Jabuti Ee la Sii Dayey

 

News Related