Gabileynewsonline.com
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gaadhay Magaalada Boorama Iyo Ujeedada Socdaalkiisa!
July 11, 2022 - Written by admin

Taliyaha ciidanka booliska somaliland oo ay weheliyaan saraakiil katirsan ciidanka booliska ayaa gaadhay magaalo madaxda gobolka awdal ee boorama

Sidoo kale taliyaha ciidanka booliska ayaa kormeer kusoo maray saldhigyada ciidanka booliska ee magaalada boorama iyo kuwa ay dhismahoogu socdaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
Latest News