Beesha Madigaan “Ansaar” Ee Gobolka Gabiley Oo Fariin Udiray Madaxda Xisbiyada Mucaaridka Jsl
August 12, 2022 - Written by admin
Madax-dhaqameedka iyo odayaasha beesha madigaan “Ansaar” oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada gabiley ayaa waxaa ay beeq cod dheer ugu direen madaxda xisbiyada mucaaridka somaliland oo wali ku baaqaya in la sii wado mudaharaadada aynu ognahay natiijadii shalay ka dhalatay ee ay ku dhiteen dad aan waxba galabsan oo habeenkii xalay ahaa ay qoysaskooda usoo hoyatay geeri naxdin aan cid uga garaabaysaana jirin.
Waxaana ugu horey ka hadlay
Suldaan Muuse Faarax Obsiiye
Cheif Caaqil Maxamuud Muxumed Baxar
Caaqil Cali Barre
Caaqil Muxumed Faarax
Iyo sh C.raxmaan dheere oo kamid ah culima awdiinka beesha.