Published:

Madax-dhaqameedka iyo odayaasha beesha madigaan “Ansaar” oo maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada gabiley ayaa waxaa ay beeq cod dheer ugu direen madaxda xisbiyada mucaaridka somaliland oo wali ku baaqaya in la sii wado mudaharaadada aynu ognahay natiijadii shalay ka dhalatay ee ay ku dhiteen dad aan waxba galabsan oo habeenkii xalay ahaa ay qoysaskooda usoo hoyatay geeri naxdin aan cid uga garaabaysaana jirin.

Waxaana ugu horey ka hadlay

Suldaan Muuse Faarax Obsiiye

Cheif Caaqil Maxamuud Muxumed Baxar

Caaqil Cali Barre

Caaqil Muxumed Faarax

Iyo sh C.raxmaan dheere oo kamid ah culima awdiinka beesha.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

”Joojinta Mudaharaadyada Madaxwaynyaha Waanu Ku Taageersanahay”Beesha Madigaan.

News Related