Gabileynewsonline.com
DAAWO;-Muuqaalka Jawigii Magaalada Burco Iyo Iska Hor Imaadkii Shacabka Iyo Ciidamada Booliska
August 6, 2022 - Written by admin
Magaalada burco ayaa saaka ku waabariisatay Waji kacsan oo keenay in ay isku soo baxaan shacab tiro badan oo kasoo horjeeda booqashada dr gaboose

Sidoo kale xukuumada ayaa iyadu isku dayaysay in ay xoog ku joojiso shacabka oo ku dhawaaqay hadalo ay kaga soo horjeedaan urur siyaasadeedka gaboose, kuna taageerayaan xisbiyada mucaaridka ee doorasho doonka ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Jawiga Burco ee saaka iyo Dadwaynaha Oo ka falcaliyay Urur Siyaasadeedka Barwaaqo.

 

COMMENTS
Latest News