Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Dadwaynaha Ku Ganacsada Saylada Xisbiga Oo Cabasho Ka Muujiyay Dawlada Hoose Oo Doonaysa In Ay Goob Kale Urarto!
August 4, 2022 - Written by admin

-Dadwaynaha ku ganacsada suuqa xisbiga ee magaalada hargaysa gaar ahaan kuwa xoolaha iibiya ayaa cabasho xoogan ka muujiyay dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo doonaysa in urarto goob kale taasi oo ay sheegeen in aanay awoodaynay in loo raro saylada qudhacdheer.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Dadwaynaha Ku ganacsada Sayladda Xisbiga ee M.Hargeisa ayaa Cabasho  kamuujiyay Dawladda Hoose

 

COMMENTS
Latest News