Gabileynewsonline.com
Gudida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Shaaciyay In Ay Darsayaan khasaarihii Ka Dhashay Banaan Bixii Xisbiyada Mucaaridku Sameeyeen
August 14, 2022 - Written by admin

-Gudida joogtada ah ee golaha wakiilada sommailand ayaa war kazoo saaray xaaladihii udanbeeyay ee dalka iyo banana bixii mucaaridku dhigeen iyo khasaarihii ka dhashay oo ay darsayaan.

Guddida Joogtada Ee Golaha Wakiiladda Somaliland Oo Baaq Soo Saaray Iyo Baadhis Ay Samaynayaan!

COMMENTS
Latest News