Gabileynewsonline.com
Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Jawaab ka Bixiyay Eedo Uga Yimid Madaxwayne Biixi
August 14, 2022 - Written by admin

Guudoomiyaha xisbiga waddani xirsi cali xaaji xasan ayaa jawaab ka bixiyay eedo dhawaan uga yimid madaxwaynaha jsl muuse biixi isagoo dhankiisa dhaliilo culus ujeediyay madaxwaynaha ku eedeeyay in uu wakhtigii halganka Awaare ku dilay Nin Mujaahid ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

''waxay ahayd Toogasho Aan loo aabo yeelin''Gudoomiye Xirsi

COMMENTS
Latest News