Published:

Gudoomiyaha dallada ururada aan dawliga ahayd ee Sonsaf ayaa ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka ka taagan iyo sobobta keenay in khilaafkani yimaado iyo saamaynta ay ku leeyihiin mudo kordhinihii loo sameeyay xukuumadihii hore

Sidoo kale Gudoomiyaha Ururka sonsaf ayaa ka hadlay ergada dhex dhexaadinta waxyaabaha keenay in ay kuwii hore ugalay khilaafka xukuumada iyo mucaaridka guuldaraystaan isagoo sheegay in ay sobobta utahay isku tanaasul la,aanta labada dhinac oo midkastaa uu tiisa ku adkaysanayo.

Gudoomiyaha daladda SONSAF oo ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee Somaliland iyo xalka

News Related