Gabileynewsonline.com
Hantidayadaa Iyo Khasaaraha Dhacay, Hadii Ay Dawladu Deg Deg Uga Soo Jawaabi Waydo, Anagu Waajibkayaga Ayaanu Mari”Qoys Reer Wajaale ah
August 14, 2022 - Written by admin

Qoys reer wajaale ah oo xukuumadu hanti dhismo ahayd oo ay lahaayeen xoog ku baabiisay ayaa fariin culus udiray xukuumada iyagoo sheegay hadii deg deg looga soo jawaabi waayo baaqooqa in ay iyaguna talaabo qaadi doonaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Qaar Ka Mida Bulshada Wajaale Ayaa Ka Dhiidhiyay Qoys Awoow Dawladeed Guryo Lagaga Baabiiyay

 

COMMENTS
Latest News