Gabileynewsonline.com
Wasiirada wasaarada arimaha gudaha iyo caafimaadka somaliand ayaa ka hadlay nin lagu diley maalintii shalay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag oo sobobay in dadwayne ka gadoodsan dilka marxuumkaasi ay maanta mudo haraad rabshado wata ka dhigeen magaalada ceerigaabo kuwaasi oo keenay khasaare iskugu jira dad ku dhaawacmay iyo hanti ay burburiyeen banaan baxayaashu Wasiirka arimaha gudaha ayaa shacabka magaalada ceerigaabo iyo wayeelka ugu baaqay in ay xaalada dejiyaan islamarkaana xukuumadu baadhayso dilkaasi. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;
August 24, 2022 - Written by admin
Mashruuca banka wajaale oo qaybo kamid ah ciidamada kala duwan ee dawlada degan yihiin islamarkana manaafacsadaan ayaa loo fasaxay in ay daaqaan xooolaha ay wataan dadka abaaraysa ee kasoo guuray gobolada somaliland kuwa ku dhaqan deegaanka.

Sidoo kale waxaa maanta booqday banka wajaale ee mashruuca dawlada wasiir kuxigeenka wasaarada xanaanada xoolaha iyo xubno kale.

Mashruucii Banka Wajaale Oo Dadka Abaaraysan Loo Fasaxay

COMMENTS
Latest News