Gabileynewsonline.com
In Maalin Walba Ninka Kursiga Fadhiya Laga Sugo, Xiliga Ay Doorashadu Dhacayso Waa Ayaan Daro”Sucaad Carmiye
August 21, 2022 - Written by admin

Marwo sucaad Carmiye Odowaa oo kamid ah hablaha haldoorka ah ee reer Somaliland ayaa ayaan daro ku tilmaamtay in madaxwaynaha kursiga ku fadhiya laga sugo wakhtiga ay doorashadu qabsoomayso.

"In nin kursiga ku fadhiya laga sugo xilliga doorashadu dhacayso waa ayaan darro" Sucaad Carmiye

 

COMMENTS
Latest News