Published:

-Xoghayaha arimaha gudaha ee xisbiga ucid Yuusuf kayse cabdilaahi ayaa ka hadlay banaanbaxyada ay xisbiyada mucaaridku wadaan isagoo ciidamada booliska uga digay in ay noqdaan kuwo taageera xisbiga xaakimka kulmiye

Sidoo kale xoghaye Yuusuf Kayse ayaa sheegay in madaxwaynaha Somaliland aanu ilaalin sharciga dalka bals uu ilaaliya danahiisa.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

''Sharciga Madaxweynuhu Ma ilaaliyo ee Danahiisa ayuu ku ilaashada '' Xisbiga UCID

News Related