Gabileynewsonline.com
Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliya Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaarihii Ka Dhashay Weerarkii Alshabaab Ku Qaaday Huteelka Al xayaat ee magaalada Muqdisho
August 21, 2022 - Written by admin

Taliska ciidanka booliska maamulka somaliya ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay weerarkii alshabaab ku qaaday huteelka alxayaat ee magaalada muqdisho oo ay ku dagaalamyeen mudo 24sacadood balse habeenii xalay lasoo gabo gabeeyay.

 

Booliska Soomaaliya Oo Ku Dhawaaqay In La Soo Afjaray Weerarkii Hotelka Xayaat

 

COMMENTS
Latest News