Published:

Wafti ka socday dawlada maraykanka ee maalmihii udanbeeyay ku suganaa Somaliland ayaa saaka booqday suuqii magaalada hargaysa ee gubtay ee Waaheen iyagoo soo indho indheeyay.

Dhanka kale kaaliyihii hore ee dalka maraykanka ufadhiyay Africa soo noqday safiir oo kamid ahaa waftiga ayaa ka hadlay wayaabaha ay kusoo arkeen suuqii gubtay ee waaheen.

News Related