Gabileynewsonline.com
Wasiirada Arimaha Gudaha Iyo Caafimaadka Oo Ka Hadlay Nin Lagu Dilay Deegaanka Ceeryaan Ee Gobolka Sanaag Iyo Rabshado Ka Dhashay!
August 24, 2022 - Written by admin
Wasiirada wasaarada arimaha gudaha iyo caafimaadka somaliand ayaa ka hadlay nin lagu diley maalintii shalay deegaanka ceeryaan ee gobolka sanaag oo sobobay in dadwayne ka gadoodsan dilka marxuumkaasi ay maanta mudo haraad rabshado wata ka dhigeen magaalada ceerigaabo kuwaasi oo keenay khasaare iskugu jira dad ku dhaawacmay iyo hanti ay burburiyeen banaan baxayaashu

Wasiirka arimaha gudaha ayaa shacabka magaalada ceerigaabo iyo wayeelka ugu baaqay in ay xaalada dejiyaan islamarkaana xukuumadu baadhayso dilkaasi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Xukuumada Oo Ka Hadashay Dil Iyo Rabshado Ka Dhacay Ceerigaabo

COMMENTS
Latest News