Gabileynewsonline.com
“Waxaan Indin kula Dardaarmaynaa Ha Gaadhina Meel Dibada Laydinka Soo Faro Galiyo, Meel Ajaanib Idiin Imaado”Madaxwayne Xasan Sheekh.
August 12, 2022 - Written by admin

Madaxwaynaha somaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay mudo haraadkii khasaaraha sobobay Ee dhacay Somaliland iyo khilaafka udhexeeya xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka isagoo ugu baaqay labada dhinacba in ay arimahooga wada hadal ku dhamaystaan islamarkaana aanay ka burburin wixii ay ku caano maaleen ee somaliya oo dhami kaga dayato.

Sidoo kale madaxwayne xasab sheikh ayaa madaxdhaqameedka culimada waxgaradka iyo guurtida Somaliland ugu baaqay in ay qayb ka noqdaan sidii khilaafka loogu dhamayn lahaa is afgarad,

Dhanka kale madaxwayne xasan sheikh ayaa madaxda Somaliland uga digay in khilaafkooda aanay soo farogalin cid shisheeya ahi balse iyagu ay dhamaystaan.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Dhambaal Walaalnimo usoo Direy MucaaradKa iyo Xukuumada S/land

 

COMMENTS
Latest News