Published:

Xildhibaan cabdiqaadr indho indho ayaa ka hadlay qoraal yeedhmo ay oo uga yimid maxkamada gobolka sool oo qoraalkiisa lagu faafiyay baraha bulshada

Sidoo kale xildhibaan indho indho ayaa sheegay in aanu tagay isagoo hoosta ka xariiqay sobobta aanu utagay maxkamada.

" Anigu nin la baafiyo ma ihi,Sharciguna waa kaan anagu sameynay een u dhiibnay." Xil indho indho

News Related