Published:

Xildhibaano katirsan mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargasya ayaa taageeray mudoharaadada ay xisbiyada mucaaridku ku baaqeen oo ay sheegeen in iyagu hormuud ka noqonayaan

Sidoo kale xildhibaanada ayaa ciidamada booliska Somaliland uga digay in ay dadka shacabka ah rasaas nool u adeegsadaan taasi oo ka hor imanaysa hanaanka dimuqraadiya Somaliland iyo xaga uu uu siiyay dastuurku.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Qaar kamida xildhibaanada Golaha Wakiilada JSL oo taageeray banaanbaxyada ay diyaarinayaan xisbiy...

News Related