Published:

Xildhibaano katirsan golaha deegaanka degmada gabiley oo ay weheliyaan masuuliyiin kale oo katirsan dawlada hoose ee gabiley ayaa agab kuraasi ah Iyo miisas ah gaadhsiiyay dugsiga sare ee degmada Agabar ee Gobolka Gabiley waxaana halkaasi ka hadlay maamulka degmada ka maamulka iskuulka.

Dugsiga Sare Ee Degmada Agabar Ee Gobolka Gabiley Ayaa Laga Shaqeysiiyay ..

 

News Related