Published:

Gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland saleebaan maxamuud aadan ayaa saaka kulamo kala duwan la qaatay musharaxa madaxwayne ee xisbiga waddani iyo wasiirka arimaha gudaha ahna gudoomiye kuxigeenka xisbi xaakimka kulmiye kuwaasi oo aan laga bixin ujeedadooda iyo arimaha ay ka wada hadleen.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Gudomiyaha Guurtida,Ciro & Maxamed Kahin Maxay Kawada Hadleen Mooshinkii Shalay Kadib

News Related