Published:

Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal cali waraabe ayaa ka jawaabay hadal kazoo yeedhay madaxwayne biixi oo uu ku sheegay in xisbiga ucid aqbalay isdiwaangalinta ururada kaasi oo uu waxba kama jiraan ku tilmaamay.

Sidoo kale Gudoomiye faysal ayaa jawaab kulul siiyay madaxwaynaha maamulka muqdisho oo isagu si indho la,aan ah uga hadlay qadiyada Somaliland iyo wixii kala kexeeyay koonfurta somaliya/

Guddoomiye Faysal oo si kulul ugu jawaabay Madaxweyne Biixi iyo Madaxweynaha Soomaaliya

 

News Related