Published:

OMadaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qaybgalay Aas Qaran oo loo sameeyey Agaasimihii hore ee Wasaarada Arrimaha gudaha, Marxuum Cabdirashiid Xirsi Cali oo lagu aasay Deegaanka Goroyo-cawil oo ah Gobolka Awdal.

Marxuumka ayaa Alle Ha,unaxariistee ku geeriyooday Dalka Hindiya oo uu xaalad caafimaad utagay.iyadoo maalintii shalay maydkiisa la keenay Dalka Halkna maantana lagu aasay xabaalaha Goroyo cawl.

Alle Ha unaxariistee waxa  Boorama Aas Qaran loogu sameeyay Agaasimihii Hore ee W/Arimaha Gudaha JSL

News Related