Published:

Qaarkamid ah xildhibaanada golaha wakiilada ee taabacsan xukuumada islamarkaana maalintii shalay ka maqnaa golaha halka qaarkoodna joogeen ayaa sharci daro ku tilmaamay mooshin laba xeer ah oo goluhu ansixiyay maalintii shalay

Sidoo kale xildhibaanada ayaa ku hanjabay in aanay imanayn golaha si uu kooramku u buuxsami waayo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

" Wixii shalay golaha ka dhacay Xaaraan, ayuu ahaa......." Qaar ka mid ah Xildhibaanadda Wakiiladda.

News Related