Shirkada Telesom Oo Jawaab Ka Bixisay Hadal Uu Boqor Buurmadow Ku Sheegay In Madaxwayne Biixi Khasab Share Kaga Qaatay!
September 20, 2022 - Written by admin
-War saxafeed kasoo baxay shirkada isgaadhsiinta ee telesom ayaa lagu beeniyay war uu sheegay boqor buurmadow kaasi oo ahaa in shirkada telesom u share qasab ah ka qaatay madaxwayne biixi iyagoo ku tilmaamay waxba kama jiraan.
HALKAN KAGA BOGO WARKA KASOO BAXAY TELESOM;


