Published:

Shirwaynaha Urur Siyaasadeedka shacabka Somaliland ee SPP Oo labo maalmood ka socday magaalada hargaysa ayaa Maanta lasoo gabo gabeeyay kaasi oo lagu doortay hogaanka ururka, xubnaha golaha dhexe iyo gudida fulinta ee ururka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Shirweynihii 1aad ee urur siyaasadeedka Shacabka oo lagu soo gabogabeeyay magaalada hargeysa

News Related