Published:

Gudoomiyaha haayada qaxoontiga iyo barakacayaasha qaranka cabdikariim axmed xinif oo ay  weheliyaan maamulka gobolka gabiley iyo wakiilka King Salmaan Siciid Cabdi Gaboobe ayaa deeq dhar ah gaadhsiiyay dadka soo guurtada ah ee abuuruhu keeneen mashruuca banka wajaale ee gobolka gabiley.

Qoysaskan  xoolo dhaqatada ah oo ka kala yimid gobolada Somaliland Ayaa deeqadan dhar ah waxaa ugu soo deeqay haayada boqorka dalka sucuudiga ee King Salmaan.

Gudoomiyaha Hay,adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka JSL Ayaa Deeq Dhar Ah gaadhsiiyay Dadka...

 

News Related