Published:

-Babadhasaabka gobolka Awdal oo ay weheliyaan masuuliyiin katirsan maamulka gobolka iyo ka ciidanka booliska ayaa soo afjaray khilaaf muran oo udhexeeyay bulshada deegaano katirsan degmada lughaya kaasi oo ahaa isticmaalka biyaha dur durka ee dooxa qabri baxar kaasi oo sobobay isku dhac keenay dhaawac hal qof.

Badhasaabka iyo laamaha ayaa soo afjaray khilaafkaasi kaasi oo laga gaadhay xal.

Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Soo Afjaray Khilaaf Ka Taagnaa Degmada Lughaya

News Related