Gabileynewsonline.com
Badhasaabka Gobolka Sanaag Oo Ka Warbixiyay Dilal Mudooyinkii Udanbeeyay Ka Dhacay Gobolka
November 26, 2022 - Written by admin

Badhasaabka Gobolka Sanaag ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee gobolka iyo dilal mudooyinkii udanbeeyay ka dhacay gobolka isagoo maalmahan ku sugnaa magaalada ceel afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha gobolka sanaag oo ka war-bixiyey xaaladda guud ee nabad gelyada gobolka

COMMENTS
Latest News