Gabileynewsonline.com
Shabakada Gabiley News Network
Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Kulan Ay Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kula Yeesheen Madaxwayne Biixi Iyo Walaaca Ay Ka Qabaan Khilaafka Siyaasadeed Dalka
November 8, 2022 - Written by admin

Beesha Caalamka Oo War Kasoo Saaray Kulan Ay Habka Maqalka Iyo Muuqaalka Kula Yeesheen Madaxwayne Biixi Iyo Walaaca Ay Ka Qabaan Khilaafka Siyaasadeed Dalka Ee La Xidhiidha  Qabsoomida Doorashada .

Sidoo Kale Wadamada Saxiibada Somaliland Ee ka taageera Arimaha Doorashooyinka ayaa ku baaqay in doorashada lagu qabto wakhtiga farsamo ee cayimeen komishanka doorashooyinka iyagoo dhinacyada khilaafka udhexeeyana ugu baaqay inay isku yimadaan  wada hadalna ku dhamaystaan khilaafka udhexeeya kuwaasi oo Kala Ah  xukuumada iyo xisbiyada mucaaridka.

COMMENTS
Latest News